qaban qaabada soo dhawaynta madaxwaynihii hore ee ximad iyo xeeb ayaa waxa ay si wayn uga socotaa magaalada cadaado ee xarunta baarlamaanka maamulka Galmudug saacadaha soo aadan ayaa lafilayaa in uu ticeeye soo gaara magaalada cadaado

 

Soodhawaynta Madaxwaynha ayaa waxaa isku soo baxay dhamaan dadka ku nool magaalada cadaado