Madaxweynihii hore ee dawllad degaanka somalida itoobiya cabdi maxamuud cumar ayaa maanta mar kale la horkeenay ku taala magaalada Adis Abab ee caasimada dalka Itoobiya.

Cabdi Maxamuud Cumar ayaa lagu soo oogay dacwado loo haysto sido kale cabdi waxa maxkamada gudeheeda lagu waydiyey in loo geeystay jidh dil kedib markii  hooyadii iyo xaaskiisu todobaadkii hore warbaahinta qaar u sheegan in la jidh dilay