Abwaan Xassan Dhuxul Laabsalaax ayaa waxaa uu si qiiro leh uga Hadley xaalada ay ku sugan yahiin Dugsiyada ay dawladu Maamusho iyo waliba ardeyda danyarta ah ee Dhigta

Abwaan Laabsalaax ayaasheegay in dugsiyada Gaarka loo leeyahay ay baabiyeen kuwii dawlada oo macalimiintii ugu tayada Wacneyd ay ka kaxeysteen waxaana uu xukuumada iyo wasaarada Waxbarashada ugu baaqay in ay arintaasi si deg deg ah wax uga qabtaan , sidoo kale waxaa uu wasarada waxbarashada ugu baaqay in deeqda waxbarasho ee ay Itoobiya ka heshay ay siiso oo kaliya Ardeydii danyarta aheyd ee ka baxdey Dusgiyada Dawlada