Garowe-Kalsantv-Waxaa Wareegga Koowaad u soo gudbay Asad Cabdullaahi Cusmaan 17 Cod  iyo Saciid Cabdullaahi Dani 20 Cod , Faarax Cali Shire 9 Cod.

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas ayaa ku haray wareegga Koowaad ee doorashadda , waxaana muuqata in Saciid Dani uu heysto Codadka ugu badan ee  wareegga Koowaad ee doorashadda.