Garowe-KalsanTv-

addaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Puntland ayaa loo doortay  Saciid C/llaahi Deni 35 Cod ayuu helay ,halka  Jeneraal Asad Cusmaan C/llaahi uu keensaday 31 Cod.

Saciid Dani waa nin Ganacsade ah sidoo kale dowladdii Xasan Sheekh Maxamuud kasoo noqday Wasiirka Qorsheynta.