Ciidamada maamulka Jubbaland ee ku sugan aaga deegaanka Araare ayaa goordhow weerar ku qaaday xubno ka tirsan Al-Shabaab oo isku aruursanaysay deegaankaasi.

Dagaalayaasha Al-shabaab ayaa la sheegay in ay ku sugnaayeen jiinka wabiga ee Gobalka Jubbada Hoose.

Labo ka mid ah Al-shabaab ayaa goobta lagu dilay.

Sidoo kale waxaa la sheegay qaar ka mid xubnaha Al-shabaab ay goobta kala carareen sida ay sheegeen saraakiisha maamulka Jubbaland.

Ciidamada Jubbaland ayaa caawa waxaa ay dhaq dhaqaaq ka wadaan deegaano k