Wararka naga soo gaaraya Degmada Warta Nabadda ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegayain tiro hoobiyayaal ah ay ku dhaceen agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya. Goobjoogayaal ayaa sheegay in Hoobiyayaasha ay ku dhaceen meelo ka mid ah Madaxtooyada iyo dhismayaasha ku xeeran.

 Ilaa hadda lama xaqiijin khasaraaha ka dhashay Hoobiyayaasha lagu riday agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya.

 La soco wixii soo kordha.