Ciidamada Xasilinta iyo Kuwa Milatariga oo khilaaf ka dhexeeyo

Ciidamada Gaar ah ee Xasilinta Amaanka Magaalada Muqdisho ayaa saakay Baaritaano xoog leh waxay ka wadaan Xaafadaha Degmada Kaaraan ee Gobalka Banaadir waxaana meelaha Qaar ka dhacay isku dhacyo ay kala hortageyn Ciidanka Milatariga Soomaaliya.
ilaa hadda lama xaqiijin karo tirada dhimashada iyo dhaawac Balse wararka ayaa soo sheegaayo in uu halkaais ka dhacay is rasaaseyn dhowr daqiiqo socotay sidoo kalane ka dhacday xaafado kala duban.
Ciidamada Xasilinta Muqdisho ayaa la sheegay in ay Ceyrsadeen Ciidamo kale oo milatari ah kuwaas oo ku sugnaa Degmada Kaaraan iyadoo wali uu baaritaanku ka socda Degmadaasi.

Related posts:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *