Kabtankii Ciidamada Booliska Somaaliland gaar ahaan qaybta Birmadka ee Gobolka Sool Kabtan Maxamed Bile Faarax Yacquub oo lagu Dilay magaalada Laascaanod.

Saraakiil katirsan booliska Somaaliland ayaa Sheegay inuu socdo baaritaano la Xiriira cida ka dambeysay dilka Sarkaal Maxamed Bile.

Toogashada kabtankan heystay ciidamada Birmadka Somaaliland qaybta Gobolka Sool Kabtan Maxamed Bile Faarax Yacquub ayaa kusoo beegmeysa xili dhawaan lagu dilay Gar adag iyo nawaaxigeeda Saraakiil sar sare oo katirsanaa ciidamada Soomaaliland.

Wali wax war ah kama soo bixin Somaaliland iyo Puntland