Dowladda Soomaaliya ayaa Garoonka Diyaaradaha Muqdisho kasoo dajisay 35 qof oo maxaabiis ku ahaa gudaha dalka Kenya

Maxaabiista laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha aadan cade ayaa 5 kamid ah waxa ay ahayeen Caruur.

dowladda dhaxe ee Soomaaliya ayaa mudooyinkan dambe waday iney dalalka caalamka kasoo deyso Maxaabiis Soomaaliyeed