Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Saakay yeelanaya kulankooda 15-ad.
Ajendaha looga hadli doono kulanka ayaa noqonaya

1.U codeynta heshiiska caalamiga ah ee naafada.
2.Warbixinta Khasaarooyinka loo geystey shirkadaha Hormuud iyo Somtel.
3.Aqrinta 2-ad wax ka bedelka sharciga Saxaafadda.