Saddex arday oo isla dhalatay laguna kala magacaabo Hodan Daahir, Safiyo Daahir iyo Sakariye Daahir ayaa ku dhaawacmay rasaas uu ku furay gaari ay saarnaayeen Askari ciidanka dowladda katirsan, bar lagu hubiyo gaadiidka oo ku taalla degmadda Wadajir ee Muqdisho.


goobjooge la hadlay Kalsantv ayaa sheegay in dhaawacyada ardaydaasi loola cararay xarumaha caafimaad ee ku yaalada magaalada caasimada ah ee Muqdisho.


Ilaa hada lama yaqaan sababta ka dambeysay rasaasta lagu furay ardaydaasi


Waxii kusoo kordha kala soco Kalsantv.com ama Page Facebook Kalsan tv