Kooxo hubeysan ayaa 11 qof ku dilay Baar ku yaalla magaalada Belem ee gobalka Para ee Waqooyiga dalka Brazil sida lagu baahiyay warbahainta gudaha dalkaasi.


Saraakiil katirsan kuwa amaanka magaalada Belem ayaa sheegay in kooxda toogashada geystay ay gaarayeen 7 ruux kuwaa oo markii dambe ku baxsaday gaari iyo mooto.


lama yaqaan ilaa hada sababta rasmiga ah ee ka dambeysay weerarkaasi, ama garatay kooxda weerarka geystay waxa ay ahayeeen, sida laga soo xigtay saraakiisha amaanka.


Waxii kusoo kordha kala soco Kalsantv.com