Wararka ka imaanaya degmada widh-widh gobalka Sool ayaa ku waramaya in hal goob lagu wada Toogtay Wiil iyo aabiis.
Dadka deegaanka ayaa sheegay in Toogashada wiilka iyo aabihiis ay imaatay, kadib markii todobaad ka hor labadooda ay ka dambeeyeen dil ka dhacay qaybo kamid ah Gobalka Sool ee Somaaliland.
“Dadka deegaanka ayaa ku heshiiyay in la dilo wiilka iyo aabihiis oo ka dambeeyay dad lagu dilay halkaasi” ayuu yiri qof goobjooge ah
Waaa dhacdo yaab badan in hal meel lagu wada toogto wiil iyo aabihiis AUN waxaa lagu kala magacaabi jiray Axmed Aw Jaamac iyo Wilkiisa c/samiic Axmed Aw Jaamac oo wada ahaa aabe iyo Inankiisa.