Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed ayaa Xil ka-qaadis ku sameeyey Cali Ibraahim Cali ( Cali Shameey ) bishii 1da April 2019 oo horey u ahaa agaasimahii hore madaxtooyada KG.

Warqadan ayaa lagu sheegey in Cali Shaameey in uu san matali karin Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed iyo Xafiiska Madaxweynaha.