Masuuliyiin ka tirsn dowladda Kenya ayaa ka qeeb gashay furintaanka goobganacsi cusub uu ganacsade soomaaliyeed ka ka hergaliyay magaalada neeroobi gaar ahaan agagaarka masaajidka jaamiya.

Goobtan ganacsi ayaa loogu magacdaray kalimanjaro Jaamia waana maqaayad cusub oo siheersare ah loodhisay masuuliyiintii furitaankeeda ka soo qeebgashay  waxaa ka mid ahaa gudoomiyaha aqlabiyadda baarlamaanka dalka Kenya aadan barre ducaale.

Ganacsadihii hergaliyay goobtan  ayaa sheegay in uu qarashbadan ku bixiyay hirgalintan goobtan

Qaarkamida masuuliyiintii ka hadashay goobta ayaa sheegay in ay aad ugu farx sanyihiin furitaanka maqaayadan cusub iyagoona sheegay in ganacsatada soomaaliyeed ee ku nool dalka kenya looga baahan yahay in ay ganacsigooda ku siibalaariyaan qeybaha kale ee dalka kenya.

  • Gudoomiyaha aqlabiyadda baarlamaanka dalka keyna aadan barre ducaale oo soo xeray munaasabadda furitaanka maqaayaddan cusub ayaa sheegay in ganacsiga soomaalida uu yahay mid wanaagsan oo aan dadka maankooda wax u dhimeenin waxaana uu kula dardaarmay ganacsatada in aysan cabsan islamarkaana ay badiyaan goobaha ganacsiga.