Wararka ka imaanaya deegaanka Xeraale ee Waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta halkaasi laga dareemayo xiisad dagaal oo u dhaxeysa laba maleeshiyo beeleed oo walaala ah.


Mid kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in laga cabsi qabo inuu halkaasi maanta ka qarxo dagaal u dhaxeeyo beelo walaala ah oo halkaasi wada daga.


Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in xiisadaasi ay ku baxeen qaar kamid ah odayaasha dhaqanka gobalka Galgaduud.


Wixii kusoo kordha kala soco Kalsantv.com