Dawladda Soomaaliya ayaa Caawa War-saxaafadeed ay soo saartay ayaa waxaa Digniin loogu diray  Dadka ka Shaqeynaya Ficilada Dhaawaca ku ah Qaddiyadaha Lama taabtaanka ah ee Qaranka.

Sido kale Bayaanka kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in talaabooyin laga qaadi doono Shaqsiyaadkaasi.

Halkaan hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka