Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur galbeed ayaa shir gudoomiyey Shirka Khamiislaha ah ee Golaha Wasiirada waxaa looga hadlay Arimaha Amaanka Mamul usamaynta Degmooyinka

waxaana Warbixin Laga Dhegeystay Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka kg oo Ahaa Wafdigii Madaxweynaha Umagacaabay Xaqiiq Raadinta Dadkii lagu layey Qeybo Kamid ah Deeganada Galmudug

Wasiir ku xigeenka Waraadadda Amniga KGS ayaa dhankiisa warbixin ku aadan Amaanka Guud ahaan Koofur galbeed laga Dhegeystay waxaana uu shegey in Dagaaladii ugu Dambeyey Ka dhacay Qeybo kamid ah Gobolka Bakool Guulo Laga Gaaray.

Ciidamada Koofur galbbeed oo garab ka helaya Milataryga Itoopoiya iyo kuwa Xooga Soomaaliya Todobaadyadii ugu dambeeyay dhowr jeer dagaal ku dhax maray deegaano ka tirsan gobalka Bakool.