Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Qarax Gaari lagu Xiray oo goordhaw ka dhacay Wadada Maka Almukarama ee magaalada Muqdisho.

Ilaa hada majirto cid Xaqiijisay Khasaaraha ka dhashay

Sido Kale wali majirto cid Sheegatay Mas’uuliyada.

Laamaha amaanka ayaa gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay in ka yar 10 Daqiiqo ka hor xiliga Jugta qaraxa la maqlay

Wixii Kusoo Kordha Kala Soco Kalsantv.com