Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdi Raxmaan ayaa Sheegay inuusa jirin Khilaaf weyn oo ka dhaxeeya Dowladda dhaxe Iyo kuwa Maamul Gobaleedyada.

Mudane Maxamed Mursal ayaa sido kale sheegay in la dhameytiri doono doono Dastuurka oo uu sheegay inuu yahay waxa sababay Khilaafka laba dhanac ka dhaxeeya.

Khilaaf Xoogan ayaa wali ka dhax aloolsan Madaxda dowladda dhaxe iyo qaar kamid ah kuwa maamul gobaleedyada, kaa oo salka ku haya arimo badan oo ku aadan Doorashooyinka Iyo awooda wax qeybsiga.