Waxaa hada hoolka daawad ee Magaalada Kismaayo ka socota munaasabadda dhaarinta Xildhibaanada Baarlamaanka Labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Gudigga Madaxa Banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland, Xildhibaanada Cusub, Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, Odayaasha dhaqanka Iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa munaasabada ka qayb galaya.