Xildhibaanka ugu da’da weyn xildhibaanada Baarlamaanka 2aad ee Jubbaland Sheekh Cabd Yuusuf Cali ayaa noqdey gudoomiyaha ku meel gaarka ah ee Baarlamaanka 2aad ee Jubbaland.

Xildhibaanada ayaa sheegay Sheekh Cabd Yuusuf Cali inuu ahaan doono gudoonka Xildhibaanada ilaa inta laga dooranayo gudoonka cusub ee Baarlamaanka maamul Gobaleedka Jubbaland.