Ciidamo katirsan kuwa bada Soomaaliya ayaa saakay xirtay qeybo kamid ah wadada aada garoonka diyaaradaha Aadan Cade International airport ee magaalada Muqdisho.
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Sababta ciidamadaasi ay u xirteen wadada, waxaana lagu sheegay iney gadood ka sameeyeen Mishaar la aan heystada mudo bila ah.
Wali majirto wax war ah oo kasoo baxay Saraakiisha ciidamada oo la xiriirtay la wareegista ama xirashada Ciidamadaasi bilaa Mishaarka Bilaha ah ee la wareegay wadada garoonka.