Wararka ka imaanaya duleedka degmada Hobyo ayaa sheegaya in nin hubeysan uu rasaas ku furay Xaflad aroos oo ka socotay degaanka Lulubsho ee Gobolka mudug.

Inta la Xaqiijiyay Afar Saddex ruux ayaa dhimasha iyo dhaawac ku noaday Weerarkaasi ka dhacay Gobalka Mudug.

Ilaa hada lama oga waxa uu ahaa ninka Weerarka ku qaaday Xaflada aroos,kaa oo markii dambe goobta ka baxsaday.

Mid kamid ah waxgaradka deegaanka ayaa Kalsantv u sheegay in lagu daba jiro ninkaasi halka uu jaan iyo cirib dhigay.

Wixii kusoo kordha kala soco Kalsantv.com