Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya ciidamo kawada tirsan dowladda oo Goordhaw ku wada dagaalamay degmooyinka Dayniile Iyo Wadajir ee Gobalka Banaadir.

Dagaalka 1-aad ayaa ka dhacay Xaafadda Saban ee Degmada Deyniile, wuxuuna u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.

Lama oga ilaa hada khasaaraha rasmiga ee ka dhashay dagaalka ka dhacay dayniile.

Dagaalka 2-aad ayaa ka dhacay Isgoyska korontada ee Degmada Wadajir, wuxuuna u dhaxeeyay ciidamo boolis iyo Military oo kawada tirsan dowladda Soomaaliya.

Inta la xaqiijiyay dagaalka degmada Wadajir, waxaa ku dhaawacmay ilaa laba ruux.

Wixii kusoo Kordha kala Soco Kalsantv.com