Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa xilkii ka qaaday Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee maamulka Galmudug.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa xilkii looga qaaday Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Galmudug