Munaasabad Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare uu tababar ugu soo xirayo Dufcadii labaad ee Ciidanka Boliiska Hirshabelle oo ka socota Jowhar, waxaana munaasabadda oo ka dhaceysay dugsiga Tababarka Ciidanka Boliiska Hirshabelle ee Magaalada Jowhar.

Munaasabadda ayaa waxaa goob joog ka ah Taliyeyaasha Ciidamada Hirshabelle saraakiil ka socota Boliiska Federaalka, Amisom Boliis, UN iyo mas’uuliyiin kale.