Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa soo gaaray caasimadda KMG Dowlad goboleedka Koofur Galbeed ee Baydhabo.

Wafdiga Ra’iisal Wasaaraha waxaa garoonka diyaaraha Baydhaba kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Koofur Galbeed iyo Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Iyo Saraakiil katirsan ciidamada Amisom.

Sido kale Shacab fara badan ayaa ka qeyb qaadanaya soo dhaweynta Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.