Faah faahino hordhac ah ayaa kasoo baxaya Khasaaraha ka dhashay ilaa 4 Madfac oo Goordhaw ku dhacay Dhismayaal katirsan Madaxtooyada iyo Hareeraheeda

Goobjooge ku sugan Xaafadaha ku dhawdhaw Madaxtooyada ayaa Kalsantv u sheegay in Dhismayaal ku yaalla Madaxtooyada iyo Xaafado daris la ah ay kusoo dhaceen ilaa 3 Iyo Afar Madfac.

Ilaa hada lama Xaqiijin Khasaaraha ka dhashay, balse warar hordhac ah ayaa sheegaya inuu jiro Khasaare ka dhashay.

Laamaha amaanka dowladda wali kama aysan hadlin

Wixii Kusoo Kordha kala Soco Kalsantv.com