Maxkamada darajada koowaad ee Ciidanka qalabka sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku riday Xasan Cali Macalin Barre.

Halka xabsi daa’in ay ku riday Sayid Cali Aadan Nuur oo lagu helay inay ka dambeeyeen Qaraxii ka dhacay xaafada Kaawo godey ee degmada Wadajir 26 November sanadkii hore.

kamada ayaa sii daysay Muxudiin Maxamed Axmed oo lagu waayay dambigaas lagu soo eedeeyay.