Wasaaradda Gaadiidka Xukuumadda Somaliya ayaa Ruqsadii kala laabatay Shirkado ay horay Qandaraasyo u siisay.

Sidoo kale Hay’adahaasi ayaa la faray in ay dhaqan geliyaan amarkan kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista.