Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiiq Shariif Sheekh Axmed ayaa goordhaw Saxaafada kula hadli doona magaalada caasimada ah ee Muqdisho

Waxyaabaha uu ka hadli doono ayaa waxaa kamid ah arimaha Maamulka Jubbaland iyo Canaqabatenta dowladda ay saaratay Siyaasiyiintii aadi lahaa Kismaayo