Waxaa magaalada Kismaayo ka socda diyaargarowga Xaflada Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland.

Diyaar garawga xafladda Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hada ka socoto hoolka lagu qabanayo Xaflada oo ku yaalla magaalada Kismaayo.

Sido kale Waxaa hoolka kusii qulqulaya Madaxdii hore ee dalka, Siyaasiyiin, Xildhibaano iyo marti Sharaf kale oo ka qeyb galeysa Caleemasaarka Axmed Madoobe.