War kasoo baxay Ahlu Sunna aya looga soo horjeesatay Guddiga maamul dhisidda Dowlad Goboleedka Galmudug ee Wasaarada Arimaha Gudaha soo magacowday.