Waxaa lagu wadaa iney maanta gaaraan magaalada Dhuusamareeb Xubno katirsan Gudiga Farsamo ee Maamul Dhisida Galmudug oo Dhowaan Wasaarada Arimaha Guddaha ay Magacaawday.

Sido kale gudaha magaalada Dhuusamareeb ayaa laga darremayaa Saakay Soo dhaweenta guddigaasi.

Ahlusunna ayaa Iska Diiday Jiritaanka Gudigan oo ay Ku Tilmaameen in uu Baal Marsan yahay Dastuurka iyo Heshiiskii iyaga Lala Gaaray.

Waxaa kale oo guddigaasi iska diiday Qaar katirsan Musharaxiinta Madaxweyne ee Galmudug.