Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Tiro Madaafiic ah oo lagu Weeraray Xarunta ciidamada Ajaanibta Soomaaliya ee Xalane.

Madaafiicda lagu Weeraray Xarunta ayaa gaarayay ilaa 3 Madfac kuwaa oo warararka qaar ay sheegayaan iney ku dhaceen Agagaarka iyo gudaha Xaruntaasi.

Lama Xaqiijin wali Khasaaraha ka dhashay