Waxa is Casilay Goordhaw CabdiShakuur Ciise Xaashi oo ka Mid ahaa Xubnaha Gudiga Doorasho ee Ahlu Sunna Saakay kaga dhawaaqday Dhuusamareeb.

Wuxuu sheegay inaan lagala tashan ama aan la ogeysiin Xubinimada Guddigii Saakay la Magacaabay.

Mudane Abdishakuur ayaa ah Wasiirka Diinta iyo Owqaafta Galmudug waxa uuna Ka Mid ahaa Tiro Wasiiro ah oo Dhanka Ahlusunna ka Soo Galey waqtigii Heshiiskii Madaxweyne Xaaf iyo Ahlusunna.