Garsoore fadhiya Magaalada New York ayaa ku amray Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump in uu bixiyo ganaax lacageed oo dhan 2 milyan oo doolar, maadaama uu si khaldan u isticmaalay lacag ay lahayd hey’ad gargaar oo uu isaga leeyahay.

Madaxweyne Trump la sheegay lacagtaas in uu u adeegsaday ololihiisa doorashada ee sanadkii 2016.