War Goordhaw Soo gaaray Warqabadka Kalsantv ayaa sheegaya in diyaaradii waday Madaxda Xisbiyada Qaran ay caga dhigatay Garoonka Baladweyne.

Diyaaradii siday Madaxweyneyaasha ayaa hada ka degtay magaalada Beledweyne. Diyaarada ayaa loo diiday markii hore in ay ka degto airport ka. Mudo 30 daqiiqo oo ay hawada ku jirtay kadib ayaa hada loo fasaxay in ay degto Garoonka Baladweyne.