Wasaaradda Arimaha Dibadda Dowladda Soomaaliya ayaa ka tacsiyeysay 13 askari oo dalka Faransiiska u dhashey kuwaas oo ku dhintay dalka Maali.

Ciidamada dhintay ee u dhashay dalka Faransiiska ayaa ku Geeriyooday Shil diyaaradeed oo ka dhacay Dalka Maali.