Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Ayaa Manta Ansixiyey Ku Noqashada Qoondaha Miisaaniyaddda 2019-ka, Iyadoo Kooramka Golaha Uu Ku Furmay 141 Mudane, Waxa Kulanka Shir Guddominayey Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman, Iyo Guddomiye Ku Xigeenka Labaad Mudane Cabduweli Shekh Ibraahim Muudey

Waxaana Cod Loo Qaaday Ku Noqashada Miisaaniyadda 2019-ka Waxana Ogalaatay 118 Mudane, Waxaa Diiday 15, ayaa Diiday, Waxa Ka Aamustay 8, Sidaas Ayuu Ansax Ku Noqday