Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa Magacaabay Duqa Cusub ee Magaalada Buulo-burte.
Duqa Cusub ee loo Magacaabay Buulo burte ayaa waxaa lagu magacaabaa Maxamed Sheekh Sharaawe Fiidow.
Halka Hoose ka Akhriso Wareegtada Wasiirka.
