Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho.

Kulanka maanta oo ah mid muhiim ah ayaa Ajendahiisu wuxuu yahay Akhrinta labaad Sharciga doorashooyinka Qaranka.

Xildhibaanada ayaa kusii qul qulaya saakay howlka Xarunta Golaha Shacabka ee Gobalka Banaadir.