Ciidamo katirsan kuwa Amisom oo Qarax lagula Eegtay Wadada Warshadaha ee Muqdisho.

Goobjooge la hadlay Kalsantv ayaa sheegay in Qaraxa uu ahaa miino Wadada dhinaceeda lagu aasay.

lama Xaqiijin khasaaraha ka dhashay qaraxa, balse ciidamada amisom ayaa furay rasaas xoogan.

Wixii kusoo kordha kala soco kalsantv.com