Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo magaalada Aswan u jooga ka qayb galka madasha Aswan ayaa kulan doceed la qaatay wasiirka arrimaha dibadda dowladda Canada, François-Philippe.

Kulanka dhex maray Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka iyo François-Philippe, ayaa looga hadlay xoojinta xariirka labada dowladood ee Soomaaliya iyo Canada.