Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo Ahlu sunna waljameeca ayaa ka heshiiyey tabashooyinkii jiray ee la xiiray dhismaha dowlada Goboleedka Galmudug.

Madaxda Dowladda iyo Ahlu sunna ayaa mudooyinkii dambe waxaa u dhaxeeyay Khilaaf ku Saabsan tirada Xildhibaanada dhanka Ahlu Sunna kasoo galaya Baarlamaanka Cusub ee Maamulka Galmudug.