War laga sii daayay Goordhaw Telefishinka dalka Iiraan ayaa lagu sheegay in iiraan ay soo riday diyaaradii rakaabka ahayd ee laga lahaa Ukrain waxaa warka la raaciyay in si aan ula kac ahayn uu falkaas ku dhacay.

Diyaaradda oo laga lahaa Ukraine ayaa waxay burburtay Arbacadii waxaana ku dhintay dhamaan rakaabkii saarnaa oo dhanaa 176.