Ciidamo katirsan Dowladda Soomaaliya oo Qarax lagula Eegtay Deegaanka Ceelasha Biyaha oo u dhaxeeyo Magaalooyinka Afgooye Iyo Muqdisho.

Goobjooge la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay Qarax Miino in lala eegtay Kolonyo galbineysay Saraakiil oo mareysay deegaan-weynaha Ceelasha Biyaha.

Wuxuu sheegay Saddex Askari iney ku dhimatay Qaraxa oo haleelay mid kamid ahaa Gaadiidkaasi.

Wali wax war ah kama soo bixin Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dowladda Soomaaliya.

Wixii Kusoo Kordha kala soco Kalsantv.com