Xildhibaannada golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka dalka ayaa goordhaw ansixciyay Sharciga Saxaafadda Qaranka oo horay uga soo gudbay golaha shacabka JFS waana sharci Muhiim u ah Warbaahinta Soomaaliyeed.